“NALOO SAMAYN MAAYO EE KURSIGAA NALAGU FUULAYEY, SIDEEDII NOOGU CELIYA ” – DADWEYNAHA BURCO

0
487

Dadweynaha deggan agagaarka Waddada Hawdka ee degmada Burco ayaa cabasho xooggan ka muujiyey dhibaatada ay ku hayso dhul maalmihii ugu dambeeyey ee Ololaha Doorashada loo baneeyey in waddo laami ah laga samayn doono.

HALKAN HOOSE KA DAAWO CABASHADA DADWEYNAHA BURCO:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin