Ninkii Golaha Iman Waaya Waa La Baafinayaa Ileen Lacag Maynu Soo Doonane”G Xigeenka 3aad ee Wakiilada Somaliland

0
184

Hargeysa (LAASCAANOOD):- Warqad ka soo baxdey xafiiska xoghayaha guud ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa lagu baafiyey xildhibaano ka tirsan golahasi oo la sheegay in aanay fadhiyadii ugu danbeeyey ka soo qeyb galin .

cali yuusuf

Markii warkan lagu soo daabacay qaar ka mid ah wargeys-yada ka soo baxa dalka ayaa qaar ka  mid ah xildhibaanada la baafinaayey ay ku dhex dhaceen golaha wakiilada isla markaaan ay shir gudooonka golahaasi uga cawdeen sababta wargeys-yada looga baafinaayo

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Xildhibaan Cali Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu u sheegay xildhibaanada cabshada ula yimid in aanay dadweynuhu u dooran in ay mushahar iska qaatan balse loo doortey in ay qaranka u shaqeeyan  xildhibaankii golaha ka soo xaadiri waayana warbaahinta laga  baahin doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin