Obama oo Booqanaya Dalka Saudi Arabia iyo Boqorka Wadankaasi oo Waxyaabo Badan oo Khuseeya amaanka ay ka Wadahadli Doonaa

0
226

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta oo arbaco ah gaaray dalka Saudi Arabia, halkaasi oo la filayo inuu boqor Salmaan kala hadlo arrimo dhowr oo muhiim ah.

Waxyaabaha ugu weyn ee diiraadda lagu saarayo wada-hadallada labada dhinac ayaa waxaa ka mid ah loolanka ka dhex oogan Sacuudiga iyo Iran, dagaalka Yemen, iyo dadaallada la doonayo in looga adkaado kooxda Daacish.

Mareykanka iyo Saudi Arabia ayaa ah xulufo muddo fog, hase yeeshee waxaa dhowaanahan jiray xiisad ka dhex oogan labada dhinac.

Obama ayaa waxa uu Sacuudiga ku dhalleeceeyey inaysan wax badan ka qaban sidii looga adkaan lahaa Daacish.

Laascaanood.com

Buuhoodle

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin