SAAXIIBAYAAL WAA MAR KALE IYO LAASCAANOOD.COM OO DIB U HABAYN LAGU SAMEEYEY

0
982

Marwooyin iyo Mudanayaal,

Waxaynu muddo ku kala maqnayn hawada iyadoo aanu ku jirney hawl farsamo. Nasiib wanaag, waxaanu maanta hawada dib u soo galnay annagoo bartan laascaanood.com ku samaynay dib uhabayn.  Waxaad hadda nooga fiirsan kartaan aaladaha kala duwan ee telefoonka gacanta iyo “Tablet”yada si ka sahlan, ka muuqaal wanaagsan kana degdeg badan tii hore. Sidoo kale, waxaanu tayayney, dib u habayna ku samaynay, qaab [jaantuska] bartani uga muuqato Kombuyuutarka [Desktop/Laptop computers].

Waxaanu u maqnayn idinka waxaanuna rajaynaynaa inaan u adeegi doono bulshada Soomaaliyeed oo dhan, si aad u heshaan war iyo xog aan la soo badhxin.

Fadlan, ha nagaga bakhaylina warcelintiina [Feedback].

Wa bilaahi Tawfiiq.

Tifaftiraha

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin