DAAWO, HARGEYSA: Shacab Qaylo Ka Jeediyay Boob Ay Sheegeen Inay U Geysanayaan Wasiiro, Maayarka Hargaysa, Sh. Aadan Siiro Iyo Gudoomiyaha Maxakamadda Sare

0
175

Hargaysa(Laascaanood): Qaar Ka mid ah Shacab Danyar Ah oo Ku Nool Magaalada Hargaysa Ayaa Cabasho BAlaadhan Waxaa Ay KA muujiyeen Masuuliyiin Ka tirsan Xukuumada Somaliland Kuwaasi oo ay sheegeen inay Ka Qaadayaan Dhul ay deganyihiin. Waxay ugu Baaqeen In Wasiirka Cusub ee Arimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) kasoo gaadho koox Shufto ay ku sheegeen oo isku bahaystay inay dibedda alaabta ugu daadiyaan.

Masuuliyiintan ay eedaha usoo jeediyeen isla markaana dadkani ka cabanayaan waxaa ka mid ah Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali,Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan, Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Soltelco, Wasiir ku xigeenkii Hore ee Amniga Maxamed Muuse Diiriye iyo Sh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray [Sh. Aadan Siiro].

dhulka lagu muran yahay

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin