Shirkii Istanbul: Qodobo hoosta ka madhan

0
421
Shirka Turkiga April, 2016

AFAR QODOB OO LA SHEEGAY IN LABADA DHINAC ISLA QAATEEN.

Warar aan sidii rasmi ah loogu dhawaaqin oo ka soo baxay ilo ku dhowdhow goobta Shirka Istanbul ka socda ayaa tilmaamaya in lagu heshiiyey afar (4) qodob oo aanay muuqata wax nuxur heshiiskii iyo heshiis-la’aan mid nabad ah. Afarta qodob ayaa kala ah:

1. In mar labaad la sii wado wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya

2. In Siminaaro iyo shirar lagaga wada hadlayo dadka Soomaalida ah guud ahaantood iyo khilaafka u dhexeeya Somaliland iyo Somaliya oo shirkan lagaga hadlay la sii wado

3. In hay’adda Turkish  Peace Foundation ay hoggaamiso doodaha ku saabsan khilaafaadka Somaliland iyo Somaliya.

4. In si dhakhso ah la isugu yimaado shirkan shirka xiga.

 

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin