SOO DHOWEYNTII BAASHE C. JAAMAC: FARATOON BIKH

0
360

(Laaska): Wasiirka Biyaha Somaliland ayaa maanta site ballaadhan loogu soo dhoweeyey Degaanka Yagoori iyo Degmada Laascaanood.  Soo dhoweyntan oo u muuqatey mid lagaga  jawaab celinayo tii ka horreysey ee isla degaanadaasi loogu sameeyey Yaasiin Faratoon ayaa noqonaysa tii ugu baaxadda weyneyd ee beryahan degaankaas loogu sameeyo siyaasi soo booqday. NALA DAAWO

.

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin