Ururka Maxaliga ah Gargaar Relief Ayaa Deeq Raashin ah Gaadh-siiyay Deegaano Kuyaal Gobolka Sool

0
230

Ururka Maxaliga ah ee Gar-gaar ayaa Reliaf ayaa Shixnado Raashin ah Gaadh siiyay Deegaano ku yaal Gobolka sool halkaasi Oo Ay kusoo Barakaceen Boqolaalo Qoys Oo Abaartu Xoola Tirtay,

Deegaano ay kamid yihiin Dhuxun, Dhiiri Goobo Siixowle Iyo Goobo kale ayaa Ururkan maxaliga ah Ee Gar-gaar relaif Deeq-dan Raashin gaadh-siiyay ayaa Waxaa kusoo Barakacay Boqolaalo Dad ah kuwaas oo Haween iyo Caruur u badan

Ugu Horayn Waxaa halkaasi ka hadlay Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Maroodi Jeex Xaaji maxamuud Jeeni yare Iyo Masuuliyiin kasocotay Ururkan Maxaliga ah Ee Gar-gaar Relief Dadkii la Gaadh-siiyay Deeqdan ayaa Sheegay in Noloshu Ku Adkayd markii ay Dhaafeen Xoolihii ay Dhaqanayeen Waxayna Ururkan Gar-gaar Uga Mahad-celiyeen Deeq-dan ay Soo Gaadh-siiyeen

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin