Abaaro Xoogan oo saamayn ku yeeshay Nolosha Dadka Reer Guuraaga ah ee Degan Qaybo kamid ah Deegaanada Gobolka Nugaal ayaa haatan la soo sheegayaa in abaartaasi gaadhay Halkii ugu xumayd oo Xiligan Dadka Deegaankaasi ay siwayn Abaartaasi ugu Dhufatay.
Koox Wariyaal ah ayaana Booqday Deegaanada Ay xiligan abaartu ka taagan tahay Waxana Halkaasi lagu soo Bandhigay Muuqaalo ku Saabsan Dhibaatada ay Leedahay Abaartu ee xiligan deegaankaasi ka taagan