VEDIO” Culumada Deegaanka Buuhoodle oo Ku Baaqay in Laga soo Qayb Galo Dhismaha Macad Islami ah

0
230

Qaarkamid ah Culuma Gobolka Cayn ayaa Walaalaha Islamka ah ugu Baaqay in Laga soo Qayb Galo Dhismaha Macadka Islami ah kaasi oo haatan ah Mid Qaybyo ah Dhamaana Walaalaha Islamka ah loogu Baaqayo inay ka soo Qayb Galo Macadkaasi.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dhismaha Macadkaasi ayaana haatan Deegaanka Buuhodle Baahi Xoogan Looga Qabaan Waxaana ugu Horay Halkaasi ka Hadlay Shiikh Maxamuud Abdi Jamac( Gadh( iyo Shiikh Awail Abshir Xaashi)

 

 

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin