VEDIO: War Deg Deg ah” Wiil yar oo Lagu Gawracay Deegaanka Balidhiig ee Gobolka Togdheer

0
216

Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Balidhiig oo koonfur kaga beegan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolkaasi togdheer ayaan ku soo waramaya in miyiga Magaaladaasi Balidhiig lagu Gawracay Wiilyar oo kamid ah dadka Reer Guuraaga ee degan Deegaankaasi Balidhiig

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Falkani oo ahaa Mid Guud ahaan Deegaankaasi Siwayn Looga Dareemaya ayaa haatan Waxaa socda Baadhitaan Xoogan oo ay Wadaan Laamaha Amaanka ee Gobolkaasi Togdheer iyo Deegaanka Balidhiig ee Falkaasi uu Galabta Goor gaaban ka dhacay

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin