Wabiga Shabelle ee mara Gobollada Hiiraan, Sh/Dhexe iyo Hiiraan ayaa si rasmi ah maanta u biyo keenay, kadib markii uu Wabigu dhowaan uu guray Waxaana Biyahaasi uu Webigi keenay soo dhaweeye Guud ahaan Bulshada Somaliyeed ee kunool Wadanka Dibadiisa oo sheegay inay baahi u Qabaan.
Dhawaan bay ahayd Markii Guud ahaan Dadka kunool gobolada dhexe ee Somalia ay Walaac xoogan oo dhinaca Biyo la,aanta ah ay soo food saartay Waxana Dadka Beeralayda ahi ay sheegeen inay soo dhawaynayaa biyaha Xiligan soo dhacay