DAAWO-WAFTI UU HOGAAMINAYO WASIIRKA MADAXTOOYADA SOMALILAND OO HOWLO NABADAYN AH KU TEGAY KOON-FURTA SOOL OO COLAADO KA JIREEN

0
266

Waxaa Deegaano Dhaca Koon-furta Gobolka Sool Oo Colaado  Ay Ka Taagan Yihiin Ayaa Waxaa Maanta Howlo Nabadayn ah Ku Tegay Wafti Wasiiro ah kuwaas oo kasoo Kicitimay Magaaladda laascaanood Ujeedka Safarkan ayaa Daar-naa sidii Nabad Waarta Loo Kala Dhex-dhigi lahaa Beelo Walaala ah Oo Wada Dega Koon-furta Sool Waftigan ayaa Tegay  Deegaano Ay kamid Yihiin Daba-taag Dhumay Iyo Khalabaydh

 

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin