Shirkadda Dhismaha ee Al Baraka Construction Company iyo Wasaaraada Caafimaadka Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay dhisme weyn oo dalaka EUdu ku deeqeen laga Hirgelinaayo Laascaanood oo si gaar ah looga bixinayo hantida lagu ururiyey Sanduuqa loo yaqaano SDF. DAAWASHO WACAN.