“WAXAY U DHIGEEN QAAB AY DADKA (LAASCAANOOD) KU KICINAYAAN” – WASIIR QAMBI IYO GOLAHA DEGAANKA LAASCAANOOD

0
495

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland, Mudane Cabdirashiid Ducaale Qambi, ayaa ku tilmaamay Xildhibaanadii Golaha Degaanka Laascaanood ee ka soo horjeestey Wareegtadii uu ku joojiyey hawlaha dhulbixinta Laascaanood mid aan loo dhammayn isla markaana lagu kicinayey shacabka degmada. Isagoo arrintaasi ka hadlayana wuxuu tilmaamay  xildhibaanadu “waxay u dhigeen qaab ay dadka ku kicinayaan”.

Dhanka kale wuxuu Wasiirku tilmaamay in arrinakani ku koobanyahay xubo kooban, isagoo taasi ka hadlayana wuxuu sheegay “Waxay dhawrkaa nin ee Golaha Degaanka ihi dadweynaha ugu dhigeen wareegtadii qaab kale oo ah dhul aan la isku haysan oo magaalada dhexdeeda ah aanu joojiney”.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA QAMBI:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin