WERSHADIHII SIBIDHKA MAGAALADDA BERBERA OO LA FILAAYO IN DIB LOO FURO.

0
5008

Berbera(LAASCAANOOD)Wararka Soo baxaya ee Bilawga Ka fa’iidaysashada Sibidhka Berbera Ayaa Iftiimiyay in Heshiis Loo wada dhan yahay Laga Gaadhay Samaynta warshada Sibidhka Berbera,Waxaana La filaya In Bilaha Inagu soo Socda Hawshaasi la Guda gali doono.

Xogta Rasmiga ah ee La helay Ayaana Sheegaysa in Xukuumada Somaliland Xalisay Dhamaan waxyaabihii Dibu Dhaca Ku Keenay in Laga faa’iidaystto Buuraha Cokan ee Sibidhka iyo Istambarka Berbera,Haday Noqoto Ganacsatadii iyo Degaankii Reer saaxil,ba.
download  maxresdefault
Mid Ka Mida Ganacsatada Waawayn ee Danaynaysay in ay Albaabada u Furaan wax Soo saarka warshada Sibidhka Berbera Ayaa Shabakada Burcoonline u Sheegay in Xukuumada somaliland ay dariiqii Ugu Macquulsanaa u Martay Sidii Looga
images
faa’iidaysan lahaa Khayraadka Dalka Khaasatan Buurahan Dihin ee Sibidhka.

Ganacsdahan Ayaa Wuxuu daboolka Ka Qaaday in ay Iska kaashanayaan Mashuucan Samaynta Warshada sibidhka Berbera Sadex Qolo oo kala ah,

1Gancsato Isku Tagtay oo Reer Somaliland ah
 
2Shirkada Dahabshiil
 
3 Ganacsade Carbeed oo Reer Kuwayt ah
Hadaba Hadii sida La Sheegay u Hirgalo mashruucan Samaynta warshada Sibidhka Berbera Waxaa Bilaabmi Doona Shaqo Abuur Badan oo Kumanaan Kun oo Qof Ayaa Shaqo Ka Helli Doona , Xukummada talada Somaliland haysana taariikh Ayay u Noqon Doontaa Hirgalinta warshadani.
Waxaa Meesha Ka Bixi Doona Malaayiin Doolar oo ganacstada Reer Somaliland ay Kusoo Iibsan Jireen Sibidhka Debada Laga Keeno.
Sbidhka Berberi Waxuu ka qaybqaadan doonaha Dhismaha dalka oo Kor u Kaca.
It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin