XAGLATOOSIYE OO U JAWAABAY WASIIRKA MAALIYADDA IYO DAD UU KU TILMAAMAY “AWRTA DHUFAANAN”

0
394

Wasiirkii hore ee Caafimaadka Somaliland, Saleebaan Xaglatoosiye, oo hadda ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa waraysi uu bixiyey si weyn ugu dhaliilay hadalkii uu Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyaddu kaga hadlay habdhaqanka dadka Reer Sool.

Sidoo kale, wuxuu Mudane Xaglatoosiye si farshaxan sare leh ku faaqidey Wasiirada hadda ugu magacaaban Beesha Dhulbahante Golaha Xukuumadda Biixi kuwaasoo uu u bixiyey naanays [magac] cusub.

HALKAN HOOSE KA DHEGEYSO WARAYSIGII XAGLO:

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin