DAAWO-Xanuunka Shuban Biyoodka Ayaa Weli Dad u Badan Caruur Kusoo Ridanaya Deegaano Ku yaal Gobolka Sool Gaar ahaana Degmada Xuddun Deegaano Hoos Yimaada

0
257

Maxamed Cabdilaahi Xaaji Waa Madaxa Kooxda Caafimaad Ee Wareegta Ee Degmada Xuddun  Ee Hay,adda ARC Ayaa Sheegay In Xaaladda Caafimaad Ee Dadka Abaartu Xoola Tirtay Ee Kusoo Barakacay Deegaano Hoos Yimaada Degmada Xuddun Oo Ku Taal Waqooyiga Gobolka Sool Ay Meel Adag Marayso,

Xanuunka  Shubanka. Jadeecada. Iyo Nafaqadarada. Ayaa  Deegaanadaasi Ka Jira Waxaa Yar Adeega Caafimaad Ee Ay Dadkaasi Helayaan Marka Laga Yimaado Kooxda Caafimaad waxaa Deegaanadaasi Ku Yar Adeegyada Caafimaad

Kooxdan  Caafimaad Ee Kasocota Hay,adda ARC Ayaa Guud Ahaanba Gobolka Sool Ka Wada Gurmado Caafimaad Oo Deg Deg ah Marba Meeshii Qayla Dhaani ka Timaado Dadka Abaartu Soo Bara-kicisay Ee Degen Deegaano Ay Kamid Yihiin Xabaalo Camaare. Awr-boogays,.Jidaabe.Gorofleya.Ayaa MCH-kan Wareega Ugu Mahad Celiyay Adeega Caafimaad Ee Ay Dadkaasi U Hayaan

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin