Xisbiga Waddani oo Xukuumada ku eedeeyey in ay Si Hoose u bilaabeen Wadahadladii Somalia iyo Somaliland

0
218

Hargeysa (Laascaanood.com) Afhayeenka Xisibiga Mucaaridka ah ee Waddani Ibraahim Mahdi Buubaa oo Warfiyeednada kula Hadlay Magaalada Hargeysa ayaa Xukummada Somaliland Ku Canbaareeyey in ay si qarsoodi ah u Bilowday Wadahaladii ay u dhexeeyey Somaliland iyo Somalia Waxaanu sheegay in Arintani ay Dhabar Jab ku tahay Shacbiga Reer Somaliland sida uu Hadalka u dhigay

Hadaba Muuqaalka Halkan ka Daawo:

 

 

Laasacaanood.com/ Hargeysa

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin