Xoolo Badan Ayaa Abaarta Awgeed Gudaha Iyo Hareeraha Magaaladda laascaanood Daaq lagala soo Jiriyay

0
207

Dad  Xoola Dhaqata Ah Ayaa Soo Degay Hareeraha Magaalada
laascaanood kuwaas oo Gudaha magaalada  Nacfi  Kala soo Raad-shay
Xoolahoodii Wixii U Hadhay   Markaa ay Xaalufeen Deegaanadii Miyiga,

Xoolahan ayaa Waxay Cunaan Looga keenaan Gudaha magaalada Sida Raashinka,
Galayda  Ayaa ah Waxa Ugu Wayn Ee Lasiiyo Xoolaha taasoo aysan Dadka Xoolalaydu
awoodin inay Xoolahooda u Iibiyaan  Siiba Geela,
Dadka Xoolahooda Keenay Waa Kamid ah  Axmed Faysal abdi Warsame Wuxuu 39 Geela
Oo Uga Hadhay 77 Geel ah Oo Aabihiis lahaa  kasoo ka Xeeyay Sarmaayo
Oo laascaanood Bari ka xigta masaafo Dhan 160km
Axmed Faysal abdi Waxuu Sheegay in Geelu Cunayo hada Dhir ka baxda
Guda laascaanood Oo Uusan Horay u Cuni jiray Abaartuna Ugu Wacan tahay
inuu Cuno

Geela Ayuu Sheegay Intii Uu Joogay Laascaanood Uu Ka Wanaagsan Yahay Sidii Hore

 

 

 

 

 

It's only fair to share...Share on Facebook
Facebook
Share on Google+
Google+
Tweet about this on Twitter
Twitter
Share on LinkedIn
Linkedin